Skip to main content

Command Palette

Search for a command to run...

Ma laga yaabaa in Artificial Intelligence uu la wareego Software Development?

Published
1 min read
Ma laga yaabaa in Artificial Intelligence uu la wareego Software Development?
M

I am a Senior Full-Stack Developer with a strong passion for technology and innovation. I graduated with a degree in Computer Science from SIMAD University, where I also gained over more than 5 years of experience teaching tech-related courses.
Currently, I work in the ICT Department at Salaam Bank East Africa in Uganda. I am also interested in entrepreneurship, My focus is on learning more about Artificial Intelligence, Machine Learning, and Mobile App Development to grow my skills and make a positive impact.

In kasta oo maalmahan aaladaha AI ay nolosheena wax badan ka badaleen, haddana ma u maleynaayo in xirfadda developers ka ay dhammaanayso ama uu la wareegi doono AI. Taas beddelkeeda, waxaa loo baahan yahay in developers ka ay bartaan sidi ay uga faa’ideysan lahaayeen aaladahaan, halki ay ka cabsan lahaayeen.

Software developers-ka qiimahooda ayaa kor u kacaayo haddii ay bartaan sida ay u isticmaali lahaayeen aaladahan kala duwan ee AI-ga, iyo haddii ay la jaanqaadaan isbeddelada teknolojiyadda. Sidoo kale waxaan aaminsanahay in hal-abuurka, fahamka, iyo hal-adeyga bani'aadamka weli uu muhiim yahay.

Sababaha xirfadda developer-ka aysan u dhammaanayn waxaa kamid ah:

1. AI weli waa caawiye, ee nama bedeli karo: Tusaale, Copilot wuu kaa caawin karaa koodh(code), laakiin waa in developer-ka uu hubiyaa sax ahaanshaha code ka, waa inuu hagaajiyaa khaladaadka, waa inuu fahmaa waxa uu sameynayo.

2. Marki laga fiiriyo dhanka hal-abuurnimada: Software developers ka waxay leeyihiin awood ay wax ku hal-abuuraan oo aysan AI weli gaari karin. Tusaale ahaan, software architecture ama marki la xalinaayo dhibaatooyin adag.

Ani ahaan waxaan isleeyahay horumarka AI wuxuu abuuri doonaa fursado cusub oo loogu talagalay developers ka, sida barashada iyo sharci dejinta AI-da laftirkeeda, iyo in la sameeyo qalab cusub oo looga hortago hadey xadka ka bixi rabto.

More from this blog

𝗙𝗮𝗵𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗙𝗮𝗿𝗾𝗶𝗴𝗮 𝘂 𝗗𝗵𝗮𝘅𝗲𝗲𝘆𝗮 𝗦𝗼𝗳𝘁𝘄𝗮𝗿𝗲 𝗘𝗻𝗴𝗶𝗻𝗲𝗲𝗿 iyo 𝗦𝗼𝗳𝘁𝘄𝗮𝗿𝗲 𝗗𝗲𝘃𝗲𝗹𝗼𝗽𝗲𝗿

𝗦𝗼𝗳𝘁𝘄𝗮𝗿𝗲 𝗘𝗻𝗴𝗶𝗻𝗲𝗲𝗿: Waa qof farsamo yaqaan ah oo naqshadeyn kara, horumarin kara, tijaabin kara, iyo ilaalin kara nidaamyada software-ka. Waxay isticmaalaan mabaadi'da injineernimada si ay u xalliyaan dhibaatooyinka software-ka oo ay u...

Nov 28, 20241 min read239
𝗙𝗮𝗵𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗙𝗮𝗿𝗾𝗶𝗴𝗮 𝘂 𝗗𝗵𝗮𝘅𝗲𝗲𝘆𝗮 𝗦𝗼𝗳𝘁𝘄𝗮𝗿𝗲 𝗘𝗻𝗴𝗶𝗻𝗲𝗲𝗿 iyo 𝗦𝗼𝗳𝘁𝘄𝗮𝗿𝗲 𝗗𝗲𝘃𝗲𝗹𝗼𝗽𝗲𝗿
M

Mohamed Ghazali

6 posts

Join me as I explore the exciting world of technology! Subscribe to my newsletter, follow me on social media, and stay tuned for regular updates. I'm excited to have you on this journey with me!