Skip to main content

Command Palette

Search for a command to run...

๐—™๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—™๐—ฎ๐—ฟ๐—พ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐˜‚ ๐——๐—ต๐—ฎ๐˜…๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ณ๐˜๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—˜๐—ป๐—ด๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ iyo ๐—ฆ๐—ผ๐—ณ๐˜๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐——๐—ฒ๐˜ƒ๐—ฒ๐—น๐—ผ๐—ฝ๐—ฒ๐—ฟ

Updated
โ€ข1 min read
๐—™๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—™๐—ฎ๐—ฟ๐—พ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐˜‚ ๐——๐—ต๐—ฎ๐˜…๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ณ๐˜๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—˜๐—ป๐—ด๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ iyo ๐—ฆ๐—ผ๐—ณ๐˜๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐——๐—ฒ๐˜ƒ๐—ฒ๐—น๐—ผ๐—ฝ๐—ฒ๐—ฟ
M

I am a Senior Full-Stack Developer with a strong passion for technology and innovation. I graduated with a degree in Computer Science from SIMAD University, where I also gained over more than 5 years of experience teaching tech-related courses.
Currently, I work in the ICT Department at Salaam Bank East Africa in Uganda. I am also interested in entrepreneurship, My focus is on learning more about Artificial Intelligence, Machine Learning, and Mobile App Development to grow my skills and make a positive impact.

๐—ฆ๐—ผ๐—ณ๐˜๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—˜๐—ป๐—ด๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ: Waa qof farsamo yaqaan ah oo naqshadeyn kara, horumarin kara, tijaabin kara, iyo ilaalin kara nidaamyada software-ka. Waxay isticmaalaan mabaadi'da injineernimada si ay u xalliyaan dhibaatooyinka software-ka oo ay u dhisaan xalal adag oo waara.

Waxaa laga yaabaa inay leeyihiin xirfado badan oo qoto dheer, sida algorithms, qaababka xogta isugu xirmi doonaan, iyo inay naqshadeyaan software ka bilow ilaa dhamaad, sida uu ukaanaayo ama u shaqeynayo.

๐—ฆ๐—ผ๐—ณ๐˜๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐——๐—ฒ๐˜ƒ๐—ฒ๐—น๐—ผ๐—ฝ๐—ฒ๐—ฟ: Waa geeddi-socodka guud ee abuurista software-ka, kaas oo ka kooban qorida, tijaabinta, iyo dayactirka software ka. Waxay noqon kartaa qayb ka mid ah dhammaan howlaha la xiriira dhismaha software-ka.

Dadka ku shaqeeya software development waxay leeyihiin xirfado gaar ah oo ku saabsan qorida code ka. Waxay isticmaalaan luqadaha wax lagu dhiso, sida Python, Java, C++, iyo kuwo kaloo badan si ay u qoraan software-ka.

Si kooban, ๐—ฆ๐—ผ๐—ณ๐˜๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—˜๐—ป๐—ด๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ waa qof xirfad sare leh oo wax kasta oo software ka ku saabsan maareyn kara, halka ๐—ฆ๐—ผ๐—ณ๐˜๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐——๐—ฒ๐˜ƒ๐—ฒ๐—น๐—ผ๐—ฝ๐—ฒ๐—ฟ uu yahay hawsha guud ee qorista iyo horumarinta software-ka.

๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐˜‚ ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ฎ? Ma jirtaa waayo-aragnimo gaar ah oo aad nala wadaagi karto ama su'aalo aad qabtid? Fikirkaaga iyo su'aalahaaga ku soo qor qeybta faallooyinka!

Image Source: geeksforgeeks

D

Salam, my name is Abokor and I am from Djibouti. I am learning software development by myself. I would like to contact you to ask you some questions.

More from this blog

๐—ช๐—ฎ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—”๐—ฃ๐—œ(๐—”๐—ฝ๐—ฝ๐—น๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—œ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฒ)?

API waa habka ay isugu xirmaan ama xog isugu gudbiyaan softwares ka. Waxayna qofka developerka u ogolaanayaan inuu dhiso hal software, kadibna uu isticmaali karo softwares kale xogtooda. Tusaale, waa in qofka application ka uu develop gareynaayo ama ...

Nov 23, 20242 min read471
๐—ช๐—ฎ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—”๐—ฃ๐—œ(๐—”๐—ฝ๐—ฝ๐—น๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—œ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฒ)?
M

Mohamed Ghazali

6 posts

Join me as I explore the exciting world of technology! Subscribe to my newsletter, follow me on social media, and stay tuned for regular updates. I'm excited to have you on this journey with me!